How We Plan to Pass a
Phase 1: Challenge Passing Mode Risk Per Trade This allows you to capitalize on
Read More
Stop guessing your next move. Learn how to understand market structure, liquidity, price delivery, and high-probability setups through a structured trading education.
“Building confident traders through structured education, practical analysis, and proven trading principles.”
"Hashi Academy Mudada kooban ee aan ku jiray wax yaabaha aadka iisoo jiitay oo aan ka helay waxaa ka mid ah sida Ay casharada Ay u yihiin Kuwa heer sare ah Iyo weliba xiisadaha joogtada ah Ee aan helo Waxa aan is lee yahay halkii kugu habooneyd ayaa Joogtaa"
Alxamdulillh thumal xamdulillh Waxan halkan ugu mahdcelinaya Hashi academy gaar ahan Ustad Ahmed Hashi kaso ahaa mclinkygi ugu horeyay e ibara what is forex ? Waxana aad ugu faraxsanhy maqaamka an manta jogo u alle kasoke ustadkyga e Ustad Ahmed igarsiiyy muda aad uyar o gaban walina waxan diyar u ahay inan horumariyo mhdsnid Ustad abalkaga magudi karee janada kuwa xisab la an gala alle haka dhigo
Safarkayga Forex wuxuu ka bilaabmay ICT, anigoo is-baray. Markii aan dhammeeyay casharradii ICT, waxaan fahmay in mentor wanaagsan uu lama huraan u yahay horumar dhab ah. Waxaan nasiib u yeeshay inaan ku biiro team uu mentor ka yahay Ustaad Ahmed Hashi, halkaas oo aan ka helay faham, jihayn iyo khibrad suuqeed oo qiimo leh. Alhamdulillah, maanta waxaan ahay trader ka wanaagsan sidii aan markii hore filayay. Sharaf ayay ii tahay inaan ka mid noqdo ardayda Hashi Academy FX, oo isku keentay ICT & CRT si ardaydu u helaan aqoon nidaamsan oo ay ugu dhisaan mustaqbal trading oo madax-bannaan. Maanta meel wanaagsan ayaan joogaa, berrina meel ka sii sarreysa ayaan u socdaa, Insha Allah.
Waxaan halkaan jeclahay inan kusoo gudbiyo mahadsanid qoto dheer dadaalka, dulqaadka iyo dhiirigalinta aad na siiso Ustaad Ahmed Hashi. Aad iyo aad ayaan ugu farsaxsanahay inaan ka mid noqda ardayda nasiibkooda noqday Hashi Academy qeybta Basic. Waxaan ka faaiiday cashiro badan oo sifiican loo sharaxay in la fahmane ay fududyihiin. Waxaan aad iyo aad ula cajabay macalin ardaydiisa waqti badan geliyo kuna howlan ardaydiisa dhamaan iney guuleysataan. Xaqiiqdii waxaa tahay macalin qiimo iyo aqoon leh iyo hammi lagu dhiirigeliyo ardayda. Shukran ustaad kun iyo kow jeeer.
waxaan marka hore mahad iska leh alle S.W.T marka xigta waxaan halkaan ugu mahadcelinaa Hashi Academy khaasatan ustaadkeyga Ahmed Hashi oo garab weyn ka qaatay safarkeyga forex waxaan leeyahay aad baad u mahadsan tahay ustaad bulshada dhamaan waxaan leeyahay ha laga faa ideysto Hashi Academy hdaad rabto inaad noqoto Forex Trader guuleysta"
Phase 1: Challenge Passing Mode Risk Per Trade This allows you to capitalize on
Read More